Thursday, May 16, 2024

Duqeyn lala beegsaday sargaal sare oo katirsan Al Shabaab oo ka dhacday Jilib

Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe ayaa sheegaya in xalay duqeyn diyaaradeed ka dhacday degmadaasi, waxaana duqeyntan lala eegtay xubno sare...

Ciidamada Hubeesan oo laga mamnuucay in lagu dhax arko Kismaayo (Daawo Sawirada)

Wasaarada Amniga maamulka Jubbaland ayaa maanta shaacisay in magaalada Kismaayo laga mamnuucay in lagu dhax arko Ciidamada hubeesan oon aheyn kuwa amaanka loo xil...

Axmed Madoobe oo Shuruudo ku xiray heshiis uu la galo Madaxda Dowlada Federaalka

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa kulamo xasaasi ah saacadihii lasoo dhaafay ku yeeshay gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi...

Axmed Madoobe oo Kismaayo ka daahfuray dhismaha Mashruuc cusub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka daah furay mashruuca bixinta wadada kala qaybisa Kismaayadii hore iyo Kismaayada Casriga...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kusii jeeda Kismaayo iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khere iyo xubno katirsan golihiisa Wasiirada ayaa maalmaha soo aadan ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...

Raisul Wasaare Khayre & Wafdigiisa oo loo dalxiis geeyey degaanka Goob-weyn (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa Degaanka Goobweyn ku marti qaaday Ra"iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa...

Jubbaland oo Wareegto ka soo saartay amniga doorashada Madaxweynaha (Akhriso)

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa magacaabay guddi hoosaad ka shaqeynaha sugida amniga doorashooyinka Madaxweynaha maamulkaas ee dhowaan la qaban doono. Xubnaha guddigan ayaa ka kooban saraakiil...

(Daawo Sawirro) Burburka xooggan ee soo gaaray hotelkii lagu weeraray Kismaayo

Burbur aad u xoogan ayaa soo gaaray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo oo shalay shalay illaa xalay uu ka socday weerar isugu jiray qarax...

Tirada Musharaxiinta isku diiwaan geliyey doorashada Jubbaland oo la shaaciyey

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in uu soo gabagaboobey waqtigii loogu tala galay in ay odayaasha dhaqanku ku soo...

(Akhriso) Magaalada Kismaayo oo laga xiray Cirka, Dhulka iyo Badda

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xiray Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kontaroolada kala duwan. Amarkan ayaa lagu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs