(Akhriso) Magaalada Kismaayo oo laga xiray Cirka, Dhulka iyo Badda

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xiray Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kontaroolada kala duwan.

Amarkan ayaa lagu xusay qoraal caawa ka soo baxay guddiga amniga Maamulka Jubbaland.

Sidoo kale Mudada Doorashada Madaxweynaha ay socoto Ciidamada Booliska Jubbaland iyo Booliska AMISOM Kaliya ayaa dhaqdhaqaaq ka samayn Karan gudaha Magaalada Kismaayo.

Hoos ka akhriso qoraalka Guddiga.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -