Jubbaland oo Wareegto ka soo saartay amniga doorashada Madaxweynaha (Akhriso)

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa magacaabay guddi hoosaad ka shaqeynaha sugida amniga doorashooyinka Madaxweynaha maamulkaas ee dhowaan la qaban doono.

Xubnaha guddigan ayaa ka kooban saraakiil iyo khubaro dhanka Amniga ah kuwaasoo mas’uul ka ahaan doona habsami u socodka iyo xaqiijinta shaqada ciidanka Booliska ee sugaya Amniga doorashada Madaxweynaha.

Hoos ka akhriso Wareegtada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -