Wednesday, May 1, 2024

Dowlada Singapore oo xukun daldalaad ah ku fulisay Saridewi Djamani (Sababta)

Singapore ayaa fulisay xukunkii ugu horreeyay ee haweeney 19 sano ah Jimcihii maanta iyo daldalaadkii labaad usbuucan kuwaasoo lala xiriiriyey ka ganacsiga daroogada inkastoo...

Guddoomiye degmo iyo ku-xigeenkiisii oo shaqada laga joojiyey & Sababta ka dambeysa

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go'aan ku meel gaar ah kasoo saartey Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo bilooyinkii ugu danbeeyey uu ka jirey...

Nabad sugida Jubbaland oo soo bandhigtay nin soo xirtay lebiska Dumarka (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad suggida Maamulka Jubbaland ayaa soo qabtay nin xirnaa dharka dumarka oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. War ka soo baxay...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Wakiilada Q/M iyo Midowga Afrika ee Somalia (Daawo...

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga...

Ciidamo fulinaya Howlgalo ka dhan ah Al Shabaab oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa diyaariyay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan howlgalo balaaran oo la doonayo in Al Shabaab looga...

Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku le’day Qarax dhulka loogu aasay

Miino dhulka lagu aasay ayaa la soo sheegayaa iney la kacday maanta gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Maamulka Juballand khasaare xoog leh ayaana...

Kheyre iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xalay kulan albaabada u xirnaayeen wada qaateen Ra'isul Wasaaraha...

Ciidamada Kenya oo saakay isaga baxay Deegaan Istaraatiiji ah iyo Al Shabaab oo la...

Warar goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka AMISOM saakay aroor hore isaga baxeen deegaanka...

Jubbaland oo ka hadashay hab raaca doorasho ee dowladu soo bandhigtay? (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ayaa ka soo horteestay habraaca doorashada dowlad goboleedyada ee ay xalay soo saartay wasaarada arrimaha gudaha ee Somalia. "Dowlad goboleedka Jubbaland waxay caddeynaysaa...

Axmed Madoobe & wakiilka QM ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs