Tuesday, May 7, 2024

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin adag siiyey Maamulka Galmudug

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa uga igay Maamulka Galmudug inay faragelinta ka daayaan degmada Matabaan, isagoo si cad u sheegay in...

Askari baxsad ahaa si weyna loo baadigoobayay oo lasoo qabtay (Daawo Sawirro)

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan askari katirsanaa ciidanka milatariga oo maalin kahor Caabudwaaq...

Taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabad Sugida Galmudug oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay taliye kuxigeenkii ciidanka nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka qeybta Galmudug...

(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la Magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyahii Degmada Matabaan Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud waxaana Xilka Gudoomiyaha...

Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn loogu soo dhaweeyay Deegaan laga dhigay Degmo (Daawo...

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay soo gaaray degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxaa munaasabad ballaaran...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ballanqaad u sameeyay Dadka deegaanka Baxdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo kusugan deegaanka Baxdo ayaa la kulmay bulshada qeybaheda kala duwan, oo ay kamid ahaayeen Culimada,...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Shaaciyay in rag ajaaniib ah lagu dilay dagaalkii Baxdo

War saxaafadeed uu caawa soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayuu ku faahfaahiyay khasaaraha Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerarkii saakay kusoo...

Galmudug oo Shaacisay tirada Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Al Shabaab ku galeen Baxdo

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo dhoor jiho ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baxdo oo hoostagta...

Weerar ku bilowday qaraxyo waaweyn oo ka socda degaan ka tirsan gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waaberigii saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Baxdo oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xil u magacaabay Cabdisamad Salaad Aadan (Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cabdisamad Salaad Aadan u magacaabay Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Degmada Dhusamareeb. Wareegtada uu soo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs