Sunday, May 19, 2024

Xasan Jaamici iyo Saraakiil la socota oo gaaray degmada Baxdo (Daawo Sawirro)

Saraakiil ka tirsan ciidamada milatariga Soomaaliya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku suganaa Magaalada Cadaado ayaa shalay galab gaaray degmada Baxdo ee katirsan...

Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Gudoomiye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xassan Cabdullaahi Cali u magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ka dib...

Qoor Qoor oo saxiixay sharciyaynta degmooyinka cusub oo Galmudug lagu soo daray

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug. Labadan Degmo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo wada abaabulka Dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa  la kulmay odayaasha...

Al Shabaab oo la sheegay in ay gubeen guryo dad rayid ah degnaayeen oo...

Wararka ka imaanaya degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab dab qabadsiiyeen guryo dad shacab ah...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka shaqeenaya in muddo kordhin loo sameeyo iyo Baarlamaanka oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan qorshayaal la doonayo in muddo kordhin loogu sameeyo madaxweynaha...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kormeer ku tagay Garoon heer Caalami oo dhismihiisu socdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo indha-indheeyay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami ah,...

Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay rasaas lagu furay Goob Xaflad aroos ka socotay

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin hubeesan xalay rasaas ku furay goob ay ku sugnaayeen dad ka qeyb...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo James Swam oo arrimo kala duwan kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo...

Xukun Dil ah oo lagu fuliyay Ninkii dilay Taliye kuxigeenkii NISA ee Galmudug iyo...

Waxaa goordhaw fagaare kuyaalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay askari katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya oo dhawwaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs