Doorasho si weyn loo wada sugayo oo maanta ka dhaceysa Magaalada Dhuusamareeb

Maanta oo Jimce ah waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay ka dhacdo doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug oo si...

Sadex Musharax oo loo saadaalinayo in ay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug (Magacyada +Sawirro)

Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda olole xoogan ay wadaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Olole xoogan oo Caawa socda

Waxaa beri oo jimco ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug, waxaana doorashada ku tartamaya...

Akhriso Nuxurka Khudbadii Musharax Maxamed Nuur Gacal u jeediyay Baarlamaanka Galmudug (Daawo Sawirada)

Musharaxa ugu cad cad Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Khudbad uu kaga hadlayay taariikhdiisa iyo waxyaabaha ugu qorsheesan in...

Wasiirkii labaad oo 24 saac gudahood iska casilay Xukuumada Soomaaliya

Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas. Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa sheegay inuu yahay...

Baarlamanka Galmudug oo Maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta Guddoonka

Xildhibaannada cusub ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Musharixiinta is diiwaangeliyey ee ku...

Wasiir katirsan Xukuumada Kheyre oo shaaciyay in Handadaad lagu hayo Xildhibaanada cusub ee Galmudug

Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Wehliye Faarax oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegay in cadaadis iyo handadaad lagu...

Musharaxiin u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo Isbaheysi sameestay

Sadex kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug oo galabta Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa shaaciyay in ay...

Tirada Musharaxiinta u taagan Xilka gudoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga qaban qaabada doorashada gudoonka Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta diiwaan galiyay musharaxiin dhoor ah oo isku soo taagay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka iyo...

(Sawirro) Qabashada araajida Musharaxiinta guddoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta ka bilaabay magaalada Dhuusamareeb qabashada araajida musharaxiinta u taagan gudoonka baarlamanka Galmudug iyo ku-xigeenadiisa. Guddiga ayaa maanta ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs