Friday, July 10, 2020

Ergada Beesha Sacad Uga Qayb Geleysa Shirka Dib-u-heshiisiinta Oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Gudiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Beesha Sacad uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan beelaha Galmudug si ay...

Xukuumadda oo caddeysay In dowladdu aysan Jebin Heshiiskii ay la gashay Ahlu sunna (Sawiro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka...

Ahlu-Sunna oo shaacisay inuu burburay hreshiiskii ay la gashay dowlada Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii ay la gaareen dowladda federaalka Somalia. Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa sheegay in dowlada...

Jeneraal Galaal oo sheegay in xiisad dagaal ay ka jirto magaalada Dhuusomareeb

Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidanka dowlada federaalka ee dhawaan la wareegay...

War cusub oo laga soo saaray xiliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug...

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta qado sharaf u sameeyay guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo ergada magaalada u timid inay ka qeyb galaan...

C/kaafi Maxamed Max’uud oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey

Wasiirka Qorsheynta Galmudug Cabdikaafi Maxamed Max’uud ayaa ka soo horjeestay Wareegto xilka looga qaaday oo ka soo baxday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Cabdikaafi...

C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Khilaafka Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Waxaa soo shaac baxay in khilaaf xoogan uu ka dhax jiro xubnaha guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug , xili...

Xaaf oo xilka ka qaaday Wasiir Caqabad ku noqday Shirka Dib U heshiisiinta Galmudug

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii wasaarada Qorshaynta maamulka Galmudug Cabdikaafi Maxamed Maxamuud. Madaxweyne Xaaf ayaa...

Diyaarado Ciidamo badan sida oo saakay ka degay garoonka Diyaaradaha Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay labo diyaarad oo ciidamo gaar ah wada ay ka dageen garoonka...

Wasiir Ducaale oo booqday xerada tababarka ciidamada ee Har-qaboobe (Sawirro)

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo maanta socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga...

LAST WEEK NEWS

China Firmly Opposes Taiwan and Somaliland relations

The Chinese government opposes the establishment of diplomatic ties between Taiwan and Somaliland. During a regular press conference on 6th July 2020, Chinese Foreign Ministry...