Qoorqoor oo cafis u fidiyey Sarkaal Ahlu-sunna kala soo goostay qori dhashiike ah

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa cafis u fidiyay Dhamme Nuurdeeq Ali Abdi faarax oo ka tirsan Saraakiisha Nabadsugida Soomaaliya balse Ahlusunna u...

Maxaa ka socda degaanka Bohol oo farsiisin u ah Shiikh Shaakir & ciidamadiisa?

Wafdi iskugu jira Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo ganacsato ka ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku sugan degaanka Bohol oo fariisin u ah Shiikh...

Madaxweyne Qoorqoor oo warbixin xasaasi ah laga siiyey amniga Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo gaaray Deegaanka Bohol iyo Wadahadalo socda

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen deegaanka Bohol ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo fariisin u ah...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ugu baaqay Ahlu Sunna in hubka dhigaan isna dhiibaan

Ciidamada dowlada federaalkka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa dhawaan dagaal dhiig badan ku daatay magaalada Guriceel kula galay ciidamo hubeesan oo taabacsan kooxda...

Qoor Qoor oo bogaadin ugu tagay Ciidankii Ahlu Sunna ka saaray Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee kuyaala...

Jen.Odawaa oo Bogaadiyay Bulshada Guriceel kana gudoomay Geel iyo Raashin (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan saraakiil kale oo katirsan ciidanka xooga dalka ayaa kulan la qaatay waxgaradka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan muhiim ah la qaatay Bulshada ku dhaqan Guriceel...

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku...

Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud oo maalmo ka hor ay ka dhaceen dagaalo culus Maamulka Degmada,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs