Saturday, May 4, 2024

Maxaa ku qornaa warqad uu Madaxweyne Xaaf u soo dhiibay guddigii Aqalka sare?

Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay xalay magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay sheegay in safarkooda uu guul...

Xaaf oo degmooyin cusub ku kordhiyey degaanada Maamulka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo cusub oo ka kala...

Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii Gaalkacyo oo lasoo afjaray iyo C/weli Sheekh Cali Cilmi Yare oo...

Ciidamada gaarka ee maamulka Galmudug ayaa soo afjaray weerar ismiidaamin iyo mid toos ah oo dagaalyahano hubeesan saakay ku qaadeen xarun Koonfura magaalada Gaalkacyo...

Xog ku aadan Waxyaabihii ay kawada hadleen Sheekh Shaakir iyo Saraakiil katirsan AMISOM (Daawo...

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka tirsan Howl galka Midowga Afrika ee...

Banaan bax looga soo horjeeday Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo la dhigay (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay banaan bax looga soo horjeeday shirkii dib u...

Duqeymo culus oo saakay ka dhacay Deegaano ay joogeen Al Shabaab iyo Dowladda oo...

Wararka ka imaanaya magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaanno hoostaga magaaladaasi ka dhaceen duqeymo culus oo ay geesteen diyaaradaha dagaalka...

Dowladda oo soo bandhigtay Meydadka Xubnihii Al Shabaab ee lagu dilay Sinadhaqa (Sawirro)

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska oo garab ka helayay ciidamada Galmudug, ayaa deegaanka Sinadhaqa ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dilay xubno...

Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka...

(Akhriso) Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Magacaabay

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb. Waxaa shir guddoominaayay kulankan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug...

Ciidanka AMISOM oo ugu dambeyn la go’aamiyey in la geeyo Dhuusamareeb

Xukuumada Soomaaliya iyo Taliska ciidanka AMISOM ayaa maanta oo Jimce ah waxay isku raaceen in ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika la geeyo Magaalada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs