Saturday, May 25, 2024

Xaaf oo kusii jeeda magaalada Dhuusomareeb kadib markii la qanciyay !!

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf saacadaha soo aadan uu ku wajahan...

Habraaca Shirka Dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo lasoo saaray

Waxaa socda diyaar garow xoogan oo loogu jiro furitaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo la filayo in 17-ka bishan uu ka furmo...

(Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeeray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Madaxtooyada Galmudug loo dhisaayo oo heer gaba-gaba ah maraya. Mashruucan oo...

Duqeymo culus oo galabta illaa caawa ka socda degaano ka tirsan gobolka Mudug

Degaanka Maamiye oo u dhaxeeya Tuulooyinka Camaara iyo Caad ee degmada Xarardheere gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay duqeyn ay geysatay dayuurad loo badinayo...

Maxkamad xukun adag ku riday rag Al Shabaab hub iyo gaari ula goostay (Sawirro)

Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa maanta lasoo taagay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen...

(Sawirro) Madaxweyne Geelle oo qaabilay Qoor-qoor & wafdigii uu horkacayey

Madaxweynaha Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada...

Xildhibaan Mahad Salaad oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Guriceel (Sawirro)

Xildhibaan Mahad Max'ed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud halkaasoo si weyn loogu soo...

Xaaf oo Shaaciyay Cida ka dambeeysay dadkii lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay ciidamada Milatariga dowlada Soomaaliya in ay ka dambeeyeen dadkii kasoo jeeday Koonfur Galbeed iyo...

(Akhriso) Guddiga Farsamada Galmudug oo shaaciyey liiska Xildhibaanadii ugu horeeyey

Guddiga Farsamada iyo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyey liiska 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna Wal-Jamaaca laga siiyey Baarlamaanka Galmudug. Sheekh Maxamed...

Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka...

News in English

Advocating for Democratic Governance Over Tribal Governance in Somalia

Somalia exhibits a de facto system of governance blending tribal and democratic elements, shaped by its unique historical, cultural, and political context. Within this...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs