Galmudug oo Hogaanka Ahlu Sunna ku tilmaantay kuwa aan Hadaf laheyn Digniina u dirtay...

Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Hogaanka Ahlu sunna ee laga awood roonaaday ay yihiin kuwa...

Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhax lugeeyay magaalada Xarardheere (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ay wehliyaan wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ku dhax lugeeyay magaalada...

Xildhibaanada Galmudug oo hal arin Darteed aan ugu farxsaneyn Doorashada Dhaceysa !(Ogow)

Sida ay horey u shaaciyeen guddiga Qaban qaabada Doorashada waxaa maalinta khamiista ee ku beegan 30-ka bishan Janaayo magaalada Dhuusomareeb ka dhaceysa Doorashada Madaxweynaha...

Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal Khasaare geystay oo maanta magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan DF Dagaalka...

Xildhibaanada Galmudug oo telefanada dansaday & dad badan oo baadi goobaya

Inta badan xildhibaanada Baarlamanka Galmudug ayaa telefenadooda hawada ka saaray ka dib markii ay dhamaatay codeynta Madaxweynaha iyo madaxaweyne ku-xigeenka cusub ee maamulkaas oo...

Jenaraal Subxaanyo oo geeriyooday iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo katirsanaa aaraakiishii hore ee ciidanka xooga Soomaaliyeed, waxaana la sheegay Janaraalka in uu...

(Akhriso) War-Murtiyeed 8 qodob ka kooban oo ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaas ka furmay shirkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ka dib kulamo...

Dowladda Soomaaliya oo Shir Wadatashi ah Telfoon kula yeelatay Dowlad goboleedyada

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa shir ku qabsoomay qadka Taleefoonka la qaatay wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shirkan...

Dil Naxdin iyo argagax leh oo ka dhacay degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug dil argagax leh oo aad looga naxay ayaa maanta halkaas ka dhacay...

Damaca Waalida ah ee Kooxda Ahlu-Sunna Daawo Ma Loo Waayay ?

Kaddib bilo iyo maalmo uu gorgortan siyayaasadeed adag uu ka socday xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, waxa ay u muuqataa in arrimaha ay hadda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs