(Akhriso) War-Murtiyeed 8 qodob ka kooban oo ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaas ka furmay shirkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ka dib kulamo in muddo ah u socday.

War murtiyeedka ayaa waxaa ku xusan in Madaxdu isku fahmeen in doorashada noqoto doorasho loo dhan yahay oo waqtigeeda dhacda inkastoo nooceeda lagu kala aragti duwan yahay.

Madaxda dowlad goboleedyada iyo DF ayaa isku raacay in la sameeyo Guddi Farsamo heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed, kaasoo ka soo baaraan dagaya labada qodob doorasho ee la isku hayo oo kala ah qof iyo cod iyo doorashada dadban sida ku xusan War murtiyeedka.

Furitaanka shirka ayaa khudbado kala duwan laga jeedinayaa, iyadoo War Murtiyeed loo dhan yahay laga soo saaray kaasoo u qornaa sidatan:-

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com.

- Advertisement -