Tuesday, May 7, 2024

Musharax Wasiir Al Cadaala oo is dhiibay una sii hambalyeeyay Xildhibaankiisa (Sawirro)

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in lagu qabto beri oo axad ah Doorashada saddex kursi uu ku jiro kursiga kursiga tirsigiisu yahay HOPO69,...

Galmudug oo si kulul uga hadashay shacabkii lagu dilay tuulada Xirsi Lugey

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa tacsi u diray dhamaan qaraabada iyo eheladii marxuumintii maanta lagu laayey...

Qoor-qoor oo degmada Hobyo ku soo dhoweeyey wafdi ka socday DF (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Magaalada Hobyo kusoo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka yimid magaalada Muqdisho. Wafdiga ee hoggaaminayaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad...

Khilaafka Madaxda Galmudug oo gacan ka hadal gaaray & dagaal ka dhacay duleedka Cadaado

Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo kala taabacsan madaxda iskhilaafasan ee maamulkaasi ayaa xalay ku  dagaalamay duleedka Magaalada Cadaado. Sida warku sheegayo...

Odayaasha soo xulaya Baarlamanka Galmudug oo la xareeyey (Daawo Sawirro)

Guddiga farsamada iyo dhismaha Maamulka Galmudug ayaa xareeyey inta badan Odayaasha laga sugayo inay soo xulaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Munaasabad lagu soo dhaweynayey...

Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud oo maalmo ka hor ay ka dhaceen dagaalo culus Maamulka Degmada,...

Madaxwe Xaaf oo R/W Kheyre kusoo dhaweeyay Deegaanka Godinlabe (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Galmudug ay wehliyaan Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa deegaanka Godinlabe ee duleedka magaalada Cadaado kusoo dhaweeyay Ra'isul Wasaare...

Madaxweyne Qoorqoor oo kormeeray talisyada ciidamada Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiiro...

Khilaaf ka taagan Magacaabista guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo khilaaf ka taagan magacaabista guddiga doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka...

Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb iyo Sababta ka dambeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowaladda  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs