Friday, April 26, 2024

Iran daldashay rag lagu eedeeyay in ay qorsheeyeen qarxinta Warshad hubka sameysa

Dowladda Kacaan Iran ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay afar nin oo Maxbuus ahaa, kuwaa oo lagu eedeeyey in ay maleegayeen qorshe weerar oo...

Qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug oo ka habaarsaday Odayaashii soo xulay !!

Magaalada Dhuusomareeb waxaa kusoo idlaaday doorashada Hogaanka cusub ee Galmudug, waxaana isbuucan la doortay Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa halka Gudoonka baarlamaanka horey loo doortay. Dhismaha...

Galmudug oo si kulul uga hadashay shacabkii lagu dilay tuulada Xirsi Lugey

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa tacsi u diray dhamaan qaraabada iyo eheladii marxuumintii maanta lagu laayey...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku laabtay Dhuusomareeb laguna soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha  Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar shaqo...

Galmudug oo shaacisay in uu fashilmay shirkii ka socday Garawe (Akhriso War Saxaafadeed)

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada...

(Daawo Sawirro) Xaaf oo sanad iyo bilo ka dib caawa ku hoyanaya Madaxtooyada Cadaado

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa caawa gaaray magaalada Cadaado isagoo kasoo dhaqaaqay degmada Godinlabe oo uu ilaa shalay ku sugnaa. Xildhibaano ka tirsan...

Gaadiid hub iyo baabuur kala duwan u waday Xaaf oo lagu qabtay Cadaado iyo...

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi gacanta ku dhigeen lix gaari oo nuuca xamuulka qaada ah, kuwaa oo waday...

Ahlu Sunna oo bilowday Gor gortan cusub si ay u ogolaadaan Doorashada Galmudug

Kooxda Ahlu sunna oo tiro xildhibaano ah ku leh Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa hada caqabad ku noqotay habsami u socodka doorashada Madaxweynaha Galmudug...

Wararkii ugu dambeeyey xiisada Dhuusamareeb & Taliska Booliska oo ka hadlay

Taliska Booliska degmada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyay rasaas xalay la sheegay in lagu riday guriga uu degan yahay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed...

Xaaf oo ka baxay heshiiskii uu la galay DF, War cusubna soo saaray (Akhriso)

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka soo horjeestay qaabka ay dowlada federaalku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs