Tuesday, May 7, 2024

Masuuliyiin iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal oo kusii jeeda magaalada Cadaado

Magalaada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan gaaraan Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Aqalka sare...

Qarsin Qallooca Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo Qol isku xirka Senetarada

Sarrifka doollarka oo sabbeeya Saacad saacad waa sida kaliya ay sarrifleyaasha ku heli karaan lacag badan, balse ogaw maalintaas Qolo ayaa laga daadsanayaa oo...

Galmudug oo Hogaanka Ahlu Sunna ku tilmaantay kuwa aan Hadaf laheyn Digniina u dirtay...

Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Hogaanka Ahlu sunna ee laga awood roonaaday ay yihiin kuwa...

Maraykanka oo duqeeyey saldhig Xarakada Al-Shabaab ku laheyd bartamaha Somalia

Taliska howlgalka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa shaaciyey in dayuuradaha Mareykanka ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen degaano ka tirsan gobolka Mudug ee...

Sheekh Shaakir oo la kulmay Saraakiisha hogaamisa ciidamada Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhawaan koox taageersan magaalada Dhuusomareeb ugu doorteen in uu yahay Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa caawa kulan gaar ah...

Heyadda CRD oo degmada Cadaado ka bilowday dhismaha Goleyaasha degaanka Galmudug(Daawo Sawirada)

Munaasabad oo lagu daahfurayey dhismaha golayaasha degaanka degmooyinka Galmudug laguna bilaabey degmada Cadaado ayaa lagu qabtey xarunta Madaxtooyada Cadaado. Waxaa ka qeyb galay Munaasabadan Madaxwaynaha...

Qoorqoor oo cafis u fidiyey Sarkaal Ahlu-sunna kala soo goostay qori dhashiike ah

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa cafis u fidiyay Dhamme Nuurdeeq Ali Abdi faarax oo ka tirsan Saraakiisha Nabadsugida Soomaaliya balse Ahlusunna u...

Jenaraal Subxaanyo oo geeriyooday iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo katirsanaa aaraakiishii hore ee ciidanka xooga Soomaaliyeed, waxaana la sheegay Janaraalka in uu...

Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegtay Deegaan ku dhaw magaalada Dhuusomareeb

Ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa maanta dagaal la'aan kula wareegay deegaanka Ceeldheere oo qiyaastii 30-km u jira magaalada Dhuusomareeb ee caasimada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs