Thursday, May 2, 2024

Madaxweyne Qoorqoor oo warbixin xasaasi ah laga siiyey amniga Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa lagu weeraray Hotelka uu degnaa Jen C/xamiid Dirir

Waxaa caawa qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray Hotel kuyaala Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamul goboleedka Galmudug. Gaariga...

Ciidamada NISA oo xabsi ku guray Odayaal fuliyey amar ka soo baxay Al-Shabaab

Ciidamada NISA ayaa maanta waxay xir-xireen qaar ka mid ah Odayaal dhaqameedyo ku sugnaa degaanno hoos taga gobolka Galgaduud. Sida wararku sheegayaan ciidamada ayaa maanta...

Liiska Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo la diyaariyay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in la diyaariyay liiska inta badan Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee maamulka...

Qaar kamid ah Ciidamadii dadka ku laayay magaalada Gaalkacyo oo la qabtay

Wararka aan ka heleyno Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay qaar kamid ah ciidamadii dhawaan magaaladaasi ku...

Diyaarado Ciidamo badan sida oo saakay ka degay garoonka Diyaaradaha Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay labo diyaarad oo ciidamo gaar ah wada ay ka dageen garoonka...

Farmaajo oo Madaxda 3 dowlad goboleed oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa halkaas kulamo kula leh...

Khilaafka Madaxda Galmudug oo gacan ka hadal gaaray & dagaal ka dhacay duleedka Cadaado

Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo kala taabacsan madaxda iskhilaafasan ee maamulkaasi ayaa xalay ku  dagaalamay duleedka Magaalada Cadaado. Sida warku sheegayo...

al

Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Gobolka Banaadir oo Xildhibaan loo doortay (Sawirro)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug doorasho ka dhacday ku guuleestay guddoomiye kuxigeenkii hore ee maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Xuseen...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs