Saturday, April 27, 2024

Galmudug oo ka digtay abaabulka ay wadaan Macalin Maxamuud iyo Shiikh Shaakir (Akhriso)

Taliska Guud ee Booliiska Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Ahlusunna sida Macalin Maxamuud iyo Shiikh Shaakir inay joojiyaan abaabulka dagaal ee ay ka wadaan...

Madaxweyne Qoor Qoor arimo Xasaasi ah kala hadlay Saraakiil katirsan AMISOM (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo saraakiil uu hoggaaminayay.   Kulanka...

Jen.Odawaa oo Bogaadiyay Bulshada Guriceel kana gudoomay Geel iyo Raashin (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan saraakiil kale oo katirsan ciidanka xooga dalka ayaa kulan la qaatay waxgaradka...

Al Shabaab oo la wareegtay Deegaan ku dhaw Dhuusomareeb bur burina geesatay (Sawirro)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay la wareegay deegaanka Ceeldheere oo kuyaala inta u dhaxeysa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel , deegaankan ayaana muhiim u...

Qoorqoor oo lacag aan caadi aheyn ka sameeyay Doorashada Xildhibaanada

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa warar aan helnay sheegayaan in dhaqaale badan ka sameeyay doorashada Xildhibaanada gollaha shacabka ee...

Nin dhaliyaro ah oo lagu dilay degmada Guriceel & faahfaahino ka soo baxaya

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu dilay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Siciid Gabeyre oo loo yaqaanay (Afar...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muddo kordhin loo sameeyay iyo DF oo go’aan laga sugayo

Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa wax ka bedel ku sameeyay dastuurka maamulkaasi u degsanaa,...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Howlgalka ka bilowday Mudug iyo la wareegida Ceelhuur

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdikaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaw war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay howlgalada ka bilowday Koonfurta gobolka Mudug gaar ahaan...

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...

Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay!!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay xil ka qaadis maanta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi ku sameeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs