Qoor Qoor oo Dib ugu laabtay Dhuusomareeb si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro) 

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminyay ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada caasimadda ah ee Dhusamareeb oo mudooyinkii...

Qoor Qoor oo soo bedelay Xubnihii Guddiga Doorashada ee Cabashada laga keenay (Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xubno cusub kusoo badalay xubnihii guddiga doorashada iyo xalinta khilaafaadka doorashada ee dhawaan cabashada...

Dowlada oo Ciidamo Dheeraad ah oo suga amaanka geeysay Deegaanka Ceel Dheere (Sawirro)

Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qaybta 21-aad ayaa ciidamo dheeraad ah geeyay deegaanka Ceeldheere ee kuyaala Duleedka magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka...

Kulan Xasaasi ah oo xalay dhax maray Madaxweyne Qoor Qoor iyo Fahad Yaasiin

Waxaa xalay kulan xasaasi ah yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo taliyihii hore ee Hada'adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji , kulankan...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo ku dhawaaday Guriceel iyo Cabsi jirta

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug oo wada socda ayaa gaaray deegaano ku dhaw dhaw magaalada Guriceel oo labo isbuuc kahor si...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan muhiim ah la qaatay Bulshada ku dhaqan Guriceel...

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku...

Ciidamada Gorgor oo lakala dhax dhigay Maleeshiyaad dagaalamay (Daawo Sawirro)

Ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Gorgor ayaa lakala dhax dhigay maleeshiyo beeleed maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka...

Jeneraal Indha Qarshe oo shaaciyay in Galmudug uusan waxba ka heleyn qof Waddani ah

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shalay soo saaray jadwalka lix kursi oo dhawwaan lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo, waxaana kuraastaasi ku jira kursi...

Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel iyo ciidamada oo heegan la galiyay

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud   ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay...

Baarlamanaka Galmudug oo Muddo kordhin u sameenaya Madaxweyne Qoor Qoor

Waxaa maanta kulan isugu yimid Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana shir Gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal, waxaana ku wehliyay guddomiye kuxigeenka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs