Thursday, May 2, 2024

Puntland oo taakuleyn ugu deeqday ciidanka Galmudug ee dagaalka kula jira Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa Galmudug oo uu matalayo Maamulka Degmada Gaalkacyo ku wareejiyay Taakuleyn loogu talo galay...

Dhagey iyo Dhagdheer oo mar kale kamid noqday Aqalka Sare kadib markii loo tanaasulay

Waxaa goordhaw doorashada natiijadeeda lasii ogyahay ee ka socota  Dhuusomareeb mar kale loo doortay in ay kamid noqdaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Senator...

Raisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray Xiisada u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlu...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalka ka socda Guriceel iyo sida hada xaalku yahay

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa xiligan ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada federaalka oo wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo ciidamo...

Ahlu Sunna oo dooneysa in Ra’isul Wasaare ka noqoto Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha guud ee kooxda Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arimo dhoor ah ay kamid...

Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 7-kursi (Magacyada & Qabiilada)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Dhuusamareeb...

Mareykanka oo Duqeyn culus ka geestay Deegaanka Wabxo iyo Dowladda oo ka hadashay

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay tuulo hoos tagta deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, waxaana duqeyntan la sheegay in lala...

Ciidan cusub oo loo tababaray in ay dagaal la galaan kooxda Al Shabaab (Daawo...

Saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya iyo Daraawiishta Galmudug ayaa tababar usoo xiray ciidamo cusub ay qorteen dadka deegaanka Wisil ,kuwaa oo doonaya in ay dagaal...

Culimaa’udiin Soomaaliyed oo bulshada uga digay Gudniinka FGM-ka (Sawirro)

Aqoon isweydaarsi ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayay xoojinta wacyi gelinta la...

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Deegaanka oo isaga baxay Degmo lagu weeraray

Ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee dhawwaan la wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa wararku sheegayaan in halkaasi isaga soo baxeen, kadddib...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs