Sunday, May 19, 2024

Xaaf oo si adag ula hadlay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa looga hadlay qoraal dhawaan kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya. Madaxweyne...

Qorshe Muqdisho lagu keenayo Hogaanka Ahlu Sunna oo socda iyo Macalin Maxamuud oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan shirar xasaasi ah oo ay leeyihiin Hogaanka sare ee...

Jaad si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya oo maanta la gubay (Daawo...

Waxaa maanta fagaare kuyaala degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu gubay jaad fara badan oo si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya lana...

Kulankii Qoor-qoor & Deni oo goor dhow soo gebageboobay (Maxaa ka soo baxay?)+Sawirro

Shirka iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee saaka ka dhacay woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa soo dhammaaday goor dhow salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa shirka ka qeyb...

Heshiiskii Dhuusamareeb 3 wuxuu banaanka soo dhigay saddex arrimood oo Qarsoonaa!!

Dhuusamareb 3 waxey banaanka soo dhigtay saddex waxyaabood oo kharsoonaa, kuwaasoo kala ah, wejiga qarsoonaa ee Mr. Xoor Xoor oo ay cadaatay jihada siyaasadiisu...

Galmudug oo raali gelin ka dalbatay hadalo ka soo yeeray Gudoomiye Basmo Caamir

Maamulka iyo taageerayaasha Galmudug ayaa raali gelin ka dalbaday Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadi Basmo Caamir Shakeeti oo ay ku eedeeyeen...

(Daawo Sawirro) Qoor-qoor oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowaladda  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

Ciidamada DF Iyo kuwa Galmudug oo maanta la wareegay Saldhig Al Shabaab lahaayeen

Ciidamada milatariga dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Galmudug oo wada socda ayaa xoojiyay duulaanka ay ku qaadeen deegaanada kooxda Al Shabaab ka...

Maamulka Galmudug oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay degaanka Camaara

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa dib u qabsaday maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasoo muddo kooban ay soo galeen Al-Shabaab Warbaahinta dawladda...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo duulaan ku qaaday magaalada Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo badan oo isugu jira kuwa dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs