Monday, April 29, 2024

Faahfaahin: Dab Khasaare geystay oo xalay qabsaday Suuqa degmada Afgooye (Sawirro)

Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe qabsaday qeybo ka mid ah suuqa degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo geystay khasaare Maaliyadeed. Wararka ayaa sheegaya...

Madaxweyne Farmaajo oo Baydhabo kula kulmay duubabka dhaqanka KG (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku...

Farmaajo & Madax kale oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha KG (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Amaanka Magaalada Baydhabo oo la xoojiyey & Wufuud sare oo maanta ku sii jeedda

Qaban-qaabo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo...

Al-Shabaab oo xalay saddex jiho ka weeraray degmada Afgooye & dagaalo ka dhacay

Dagaalo ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay gudaha iyo hareeraha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kuwaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab. Sida warku sheegayo...

Kulan uu qabsan lahaa Xisbiga UPD ee uu hogaamiyo Xasan Shiikh oo la joojiyey

Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay inuu joojiyey seminaar Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya howlgal ciidamo Huwan ah ka fuliyeen deegaanka….

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab iyo ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhaxe howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag...

Ciidamo uu wato abbaanduullaha XDS oo howlgalo isbaaro qaad ah ka wada Sh/hoose

Ciidan uu horkacayo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jen Odowaa Yuusuf Raage ayaa howlgallo lagu qaadayay jidgooyooyin ka sameeyay degmada nawaaxiga Afgooye. Howlgalkan oo ay hor...

C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha...

Dagaal culus oo ka dhacay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Ciidamada dowlada iyo kuwa Al-Shabaab ayaa xalay ku dagaalamay magaalada Marko ee Xarunta gobolka Sha/hoose sida ay sheegayaan wararka magaaladaas naga soo gaaraya. Dagaalka ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs