(Sawirro) Madaxweyne Deni oo xalay xaflad soo dhoweyn loogu sameeyey Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Koonfur...

Madaxweyne Deni & oo si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan...

Ciidamada Xoogga dalka oo qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab oo miino aasayey

Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ku qabteen 2-nin oo...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab & ilaaladiisa oo lagu dilay gobolka Sh/hoose

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibadood Maraykanka howlgal ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose ay ku...

Qarax Meyd lagu soo xiray oo lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar iskugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah oo saaka xoogaga Al-shabaab ku qaadeen degaanka Goof-guduud ee gobolka Bay. Al-Sh$abaab...

Weerar qaraxyo ku bilowday oo saaka ka socda Xero ay leeyihiin Milateriga Somalia

Xoogaga Al-Shabaab ayaa saaka aroornimadii  waxay weerar qarax ku bilowday iyo dagaal toos ah ku qaadeen degaanka Goof-Gaduud Buurey ee gobolka Bay. Weerarka ayaa la...

Ciidamada Danab oo howlgal ku dilay Cismaan Gaab iyo ilaalo la socotay

Ciidamada Xoogga dalka ayaas shaaciyey iney dileen Madaxii Al–shabaab u qaabilsanaa degaanada Awdheegle, Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Sh/hoose. Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Taliska...

Wabiga Shabelle oo ku fatahay degmada Afgooye iyo degaano hoos taga (Sawirro)

Wabiga shabelle ayaa ku fatahay tuulooyin hoostaga degmada Afhooye ee gobolka shabeelaha hoose waxaana ka dhashay qasaare isugu jira burbur guryo,beero iyo barakac dadkii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs