Diiwaangalinta musharaxiinta xubnaha aqalka sare ee K/galbeed oo Baydhabo ka socota

Diiwaangalinta 10 Murashax oo u tartami doona shan kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanya ka bilaabatay Magaalada Baydhabo Xubnaha...

Jadwalka Doorashada Lix kursi oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo magaalada...

Laftagareen oo Shaaciyay in uu Socdo Qorshe la isugu furayo Degmooyin Go’doon ku jira...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku qaabilay Maamulka Degmada Xudur. Maamulka Degmada...

Trump oo soo saaray amar saameynaya ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia

Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay wareegtadan arbacadii shalay, waxaana ay meesha ka saareysaa wareegto madaxweyne oo uu horey u soo saaray madaxweynihii isaga ka...

Guddoomiyaha Sh/hoose oo dhaliilay booqashada Farmaajo ku tegay Magaalada Marko

Guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Xasan ayaa dhaliilay booqashada Madaxweynaha Somalia uu tagay magaalada Marko, isagoo xusay inaan lagu soo wargelin. Wuxuu sheegay Maxamed Ibraahim...

Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Degmada Afgooye

Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay bar-koontarool oo...

Dowlada Somalia oo shaacisay in ay ogtahay Shakhsiyaad ku howlan in ay xasilooni daro...

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale loona diray Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu xusay in ay...

Musharax gaadiid, ciidamo & hub fara badan kala degay Baydhabo (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Baydhabo waxaa halkaasi gaaray maanta musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo...

Dad badan oo hor tuban Saldhiga booliiska magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska magaalada Baydhabo ayaa sabtidii lasoo dhaafay xir xiray dad aad u badan oo ka qeyb qaadanayay banaan baxyo rabshado watay oo maalmihii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Madaxtooyo looga dhisayo Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha madaxtooyadda Soomaaliya ku yeelaneyso ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs