Sunday, May 19, 2024

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Ciidamo maanta dowlada Federaalka geysay Baydhabo

Wasiirka Amniga maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka hadlay ciidamo hubeesan oo dowlada Federaalka maanta geysay magaalada Baydhabo. Waxa uu...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Baydhabo tababar uga furay Boqol askari (Daawo Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Ingiriiska ayaa maanta si rasmi ah u furey xero lagu tababarayo ciidanka Xoogga Dalka oo dowladda ingiriiska ka hergalisey...

Ciidamada Danab oo xiray rag lagu tuhmayo in Al Shabaab katirsan yihiin (Sawirro)

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab Hawlgal Qorshaysan oo dad lagu qabqabtay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyey degaanka Caliyoow baaroow oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha...

Ciidanka dowlada oo toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa bam gacmeed

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Buur hakaba ee gobolka Bay ciidamada amaanka degmadaas ayaa maanta toogasho ku dilay nin watay bam...

Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay burcad dadka dhibaato badan ku hayay (Sawirro)

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa howlgalo gaar ah ay ka sameeyeen deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay...

Dhaqaalaha dowlada Somalia ku bixisay doorashadii K/Galbeed oo la kashifay

Ing. Saalax Shiikh Cusmaan oo ahaa Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda federaalku ku bixisay Doorashada Maamulka...

Ciidamo gaar ah oo loo tababaray maamulka Koonfur Galbeed (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tababar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah ee maamulka Koonfur...

Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Degmada Afgooye

Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay bar-koontarool oo...

Faahfaahin: Dagaal xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weeraray bar Kontorool oo ciidamada xoogga dalku ku  leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose Weerarka ayaa ka dhacay xaafada...

Ciidamo British ah oo tababar u xiray Saraakiil ka tirsan Milateriga Somalia (Sawirro)

Saraakiil gaaraya boqol oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia ayaa maanta waxaa loo soo xirey tababar ay hoggaaminayaan ciidamo Ingiriis ah, kuwaasoo xarun...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs