Saturday, May 11, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo caawa Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya golihiisa wasiirada. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen...

Sheekh Aadan Madoobe oo fuliyay mid kamid ah Shuruudihii Musharaxiinta Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga farsamada ee...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar culus oo xalay gelinkii dambe xoogag ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose. Weerarka ayaa lala...

Gaadiidka qaar iyo Mooto Bajaajta oo Mudo kooban laga mamnuucay magaalada Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan howlgalo wadajir ah ay sameenayaan...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan oo goordhaw shaaca ka qaaday...

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo goordhaw Shaaca ka qaaday Asagoo ku Sudan Gudaha Madaxtooyada magaalada Baydhabo in uu ka tanaasulay in uu ka...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo si adag uga hadlay Ciidamadii maanta la geeyay Baydhabo

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si kulul uga hadlay ciidamo maanta dowlada Federaalka geysay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee...

Xildhibaanada Mooshinka wada oo dalab culus u diray dowladda Itoobiya (Akhriso)

Xildhibaanada Baarlamaanka ee la baxay Badbaado Qaran oo ah garabka Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaliya ayaa qoraal u diray...

Madaxweyne Farmaajo oo Baydhabo kula kulmay duubabka dhaqanka KG (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku...

(Sawirro) Golaha Wasiirada KG oo kulankoodii ugu horeeyey kaga hadlay qodobo xasaasi ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Mohamed Lafta–gareen ayaa maanta guddoomiyey Shirkii ugu horeeyay ee golaha wasiirrada Maamulkaasi. Shirka ayaa waxaa ka soo...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada) 

Waxaa degmada Bardaale ee gobolka Baay lagu soo bandhigay nin la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab ee ka dagaalanta gobolada Baay iyo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs