Tuesday, April 30, 2024

Dowlada oo soo bandhigtay Dagaalyahan kasoo goostay Al Shabaab (Daawo Sawirro)

Ciidanka Xooga Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa soo bandhigay nin la sheegay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab, kaa...

Laftagareen oo la kulay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey agaasimaha guud Hay’aada socdaalka iyo jinsiyada...

Koonfur Galbeed oo kahor timid Jadwalka Dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa looga hor yimid Jadwalkii dhaarinta Xildhibaanada dooran ee labada Aqal ee kasoo baxay guddiga Doorashada. Koonfur...

Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla oo mar kale loo doortay kursigii horey loo laalay

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka dhacday doorashada kursiga Hop#154 , oo kamid ah labada kursi ay guddiga...

Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta K/Galbeed (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed oo muddo Tababar...

Aadan Madoobe oo fariin deg deg ah u diray dhinacyadda ku dagaalamaya Baydhabo

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo...

Al-Shabaab oo sanad ka dib soo bandhigtay Weerarkii Bariire & gaadiid ay ku qabsatay...

Mu'asasada Al-kataa'ib oo ah koox warbaahinta u qaabilsan Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay ku soo bandhigeyso weerarkii bishii August ee sanadkii hore ka dhacay...

Dowlada Somalia oo shixnad Daawo ah ka dejisay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawrro)

Wasiirka Tamarka iyo khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi la socday ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyey magaalada Baydhabo oo shalay Al-Shabaab ay labo...

Tirada Lacago Dowlada Federaalka siisay Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xiligan waxaa soo wajahay khalalaase siyaasadeed, waxaana laga cabsi qabaa in dib u dhac ku yimaado doorashada...

Dowlada federaalka oo ciidamo hubeysan ka dejisay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawirro)

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed ayaa waxaa goor dhow gaaray ciidamo ay dirtay dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan oo ka duulay magaalada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs