Sunday, April 28, 2024

Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay taliyaal ciidan uu yeelanayo maamulkaasi. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Wareegtada kasoo...

Qadar oo Mashaariic kala duwan ka fulineysa magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Dowlada Qadar oo kamid ah dowladaha xiligan sida weyn u taageera dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mashaariic kala duwan ka fulineysa magaalada Baydhabo ee xarunta...

Maamulka K/Galbeed oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Baydhabo

Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed ayaa shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Kulankii golaha wasiirada ee uu shir guddoominayay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed...

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu weeraray Sh/hoose & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo xoogag taabacsan Al-Shabaab. Sida wararku sheegayaan dagaalka...

Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Duleedka Xudur

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa sheegay iney maanta toogasho ku dileen mid ka mid ah saraakiisha Al-shabaab, ayna dhaawaceen labo...

Madaxweyne Deni & oo si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan...

Maamulka Koonfur Galbeed oo amar adag ku soo rogay Mootooyinka Bajaajka

Shirka maanta ay yeesheen Guddiga La socodka Xaaladaha COVID-19 ee Koonfur Galbeed oo uu Shir Guddoominayay Ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Maxamed...

Gudoomiye sheegay in degmadiisa lagu dilay 13 ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab oo tiradoodu gaarayso ilaa iyo 13 lagu dilay howlgal ciidamada dowladu...

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay Shabakad isku xiran oo katirsan Al Shabaab ay...

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku dhigay shabakad isku xiran oo katirsan Al Shabaab kana howlgali jiray magaalada Baydhabo ee caasimada...

Wasiir katirsan Koonfur Galbeed oo Kursi Xildhibaan loogu doortay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa saakay ka socota doorashada xildhibaano kamid noqonaya golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Wasiirka Gaadiidka maamulka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs