Wednesday, May 8, 2024

Amar cusub oo lagu soo rogay goobaha Waxbarashada ee Magaalada Belad-weyne

Maamulka cusub ee gobolka Hiiraan ayaa amar ku soo rogay goobaha waxbarashada ee ku yaalla magaalada Belad-weyne. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Hiiraan...

Yuusuf Dabageed oo xirxiray taliyeyaal Ciidan & Shaqaale ka tirsan Hirshabelle

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa xabsiga u taxaabay taliyihii Nabad sugida gobolka Hiiraan, ku-xigeenkiisa iyo shaqaale ka tirsan Wasaarada Maaliyada Hirshabelle. Mas’uuliyiinta...

Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe

Faahfaahino ayaa ka soo axaya duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al...

Gudoomiye Barnaamij “Madaxda Hirshabelle dhamaantood waxay xarun ka dhigteen Muqdisho”

Gudoomiyaha Golaha Badbaadda Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa dhaliilay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Sare ee Hirshabeelle iyo Gudi Xildhibaano ah...

Maamul goboleed ka carooday hadal uu jeediyey guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha gobolka Banaadir Eng. Yariisow oo ahaa in la balaarinayo xadka magaalada Muqdisho...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo maanta ka dhacay Hiiraan iyo Jubbooyinka

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolada Hiiraan iyo Jubooyinka ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta dagaal kula wareegay degaano ka...

Dagaalo culus oo saaka ka qarxay duleedka Magaalada Belad-weyne ee G/hiiraan

Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay degaano ku yaalla hareeraha Magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo...

Xiisad ka taagan degmada Balcad & Xoogaga Al-Shabaab oo qabsaday degaano ku dhow

Al-shabaab ayaa la wareegtay maanta tuullooyin ka tirsan degmad Balcad ee gobolka Sh/dhexe iyadoo magaalada Balcad laga dareemayo xiisad kacsan. Tuullooyinka  ay la wareegeen Al-shabaab...

Madaxweyne Waare oo la sheegay in 2 Milyan oo Dollar ku qaatay Heshiiskii Dowlada...

Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dhawaan heshiis la gaaray dowlada Federaalka Soomaaliya, waxa uuna ka laabtay Go'aankii Kismaayo uu Xiriirka ugu...

Xil ka Qaadis lagu sameeyay Gudoomiye Axmed Xuseen Axmed (Akhriso Digreeto)

Digreegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Degmada Warsheekh Axmed Xuseen Axmed (Shiidka). Wasiirka Arimaha...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs