Wednesday, May 1, 2024

Rooble oo qaadaya tallaabooyin deg deg ah oo ku aadan Ciidanka Baladweyne la geeyay

Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa ciidamo katirsan Haramcad iyo Gorgor geesay magaalada Baladweyne ee caasimadda maamulka Hirshabelle, waxaana ciidankaasi la sheegay in loogu tala galay in...

Diyaarad waday Ciidamo isugu jira Haramcad iyo Gorgor oo ka degtay Baladweyne

Diyaarad waday ciidamado si gaar ah u tababaran oo katirsan guutooyinka Haramcad iyo Gorgor ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee kuyaala...

Dowlada oo Ciidamo badan geeneysa Baladweyne iyo Ujeedka ka dambeeya oo la ogaaday

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in dowlada federaalka wado qorshe ciidamo gaar ah ku geeneyso magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Hirshabelle oo shaacisay Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa goor dhoweyd soo saaray Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka Baarlamanka federaalka Somalia oo lagu qabanayo Magaalada...

Ciidamo hubeesan oo la wareegay xaafado katirsan Baladweyne iyo Xiisad ka jirta (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in halkaasi saakay ka jirto xiisad ,kadib markii xaafado katirsan magaaladaasi la wareegeen...

Banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday Cali Guudlaawe oo ka dhacay Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay halkaasi ka dhaceen banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday...

Kulanka Wadatashiga dhismaha golaha deegaanka  Jowhar oo la soo gabagabeeyay (Sawirro)

Kulan wadatashi oo loogaga hadlayay dhismaha gollaha deegaanaka ee degmada Jowhar ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.   Mudada uu socday...

Jeneraal Xuud oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxweyne Farmaajo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Jeneraal Abuukar Xuud oo hogaamiya ciidamo ku sugan duleedka magaalada Baladweyne oo si weyn uga...

Jeneraal Xuud oo Nabadda qaatay wadahadalna la galaya Madaxweynaha Hirshabelle

Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo si weyn uga soo horjeeday maamulka Hirshabelle uu hogaamiyo Madaxweyne Cali Guudlaawe , ayaa shaaca ka qaaday in uu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs