Sunday, April 28, 2024

Wiil 14-sano jir ah oo Telfoon dartiis loogu dilay magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle waxaa xalay ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda halkaasi ku dilay...

Cali Guudlaawe iyo Dabageed oo deg deg u qaabilady Sanbaloolshe una Hambalyeeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa  Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa qaabilay Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo maanta...

Cabdullaahi Sanbaloolshe oo ku guuleestay Doorashada kursiga HOP058 iyo Rasaas xoogan oo…

Waxaa goordhaw magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP058 , waxaana kursigan ku tartamayay ilaa todobo musharax oo...

Cali Guudlaawe oo Indhihiisa kusoo arkay Burburka gaaray Isbitaalka Beledweyne (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray qaraxyadii...

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan todobo Musharax oo ka bilaabatay Baledweyne

Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP058 ay ku tartamayaan ilaa todobo musharax oo isku diiwaan...

Ciidamo diidan in shaqsi loo xiro doorashada kursiga HOP059 oo saakay xiray qeybo kamid...

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo hubeesan oo kasoo horjeeda in doorashada kursiga HOP059 loo xiro dad...

Isbitaalkii ugu weynaa Baladweyn oo Xirmay iyo Dhaawacyo Dayacan (Daawo Sawirro)

Tan markii ay qaraxyada ka dhaceen Baladweyn taasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof, kuna dhaawacmeen boqol kale ayaa waxaa xiran...

Madaxweyne hore iyo Siyaasiyiin Caan ah oo qaatay Shahaado Musharaxnimo (Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shahaadada musharaxnimo kursiga tirsigiisu yahay HOP058 siiyay musharaxiin dhoor ah oo isku diiwaangeliyay in kursigaasi u tartamaan. Musharaxiinta...

Isbedel kooban oo lagu sameeyay Guddiga soo xulaya Ergada dooraneysa kursiga HOP058

Qoraal goordhaw kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayey kusoo bandhigeen isbadal kooban ay ku sameeyeen guddiga soo xulaya ergada dooraneysa kursiga...

Xildhibaankii ku fadhiyay kursiga HOP058 oo doorashada ka tanaasulay iyo Sanbaloolshe oo…

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada kursiga xildhibaan ee tirsigiisu yahay HOP058 uu ku fadhiyay Xildhibaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs