Friday, April 26, 2024

Iska horimaad caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Belad-weyne

Iska horimaad u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan DF ayaa caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Belad-weyne ee gobolka hiiraan Goob joogayaal ayaa...

Maxaa ka jira in 20 dagaalyahan Al-Shabaab looga dilay duleedka degmada Jalalaqsi?

Ugu yaraan 20 xubnood oo la sheegay iney ka tirsanaayeen Xoogagga Al-Shabaab oo la socday gaari caasi ah ayaa lagu dilay weerar qorsheysan oo...

Khilaaf soo kala dhax galay Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan 

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in khilaaf cusub oo u dhaxeeya Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha...

Qaraxyo ka dhacay Buulo Burte iyo Jalalaqsi iyo Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay (Sawirro)

Qaraxyo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Buula Burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ,waxaana qaraxyadn loo adeegsaday...

Taliska cusub ee qeybta 27-aad oo si rasmi ah xariga looga jaray (Daawo Sawirada)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabelle Yuusuf Dabageed ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xarunta...

(Sawirro) Ciidanka Danab oo dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab & 60 dagaalyahan

Guutada 16-aad ee ciidanka Kumaandoska Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degaanada Fiidow, Dudubley, Kiliga Shiinaha iyo Burco-dheer oo ka tirsan...

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxyadii Baledweyne iyo Khasaaraha oo sii kordhay

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xerada Lamagalaay oo hadda xarun madaxtooyo u ah maamul...

Saldhig ay leeyihiin Xoogaga Al-Shabaab oo xalay cirka laga duqeeyey

Dayuurado dagaal ayaa xalay weeraray saldhig ay xoogaga Al-shabaab ku leeyihiin gobolka Hiiraan, iyadoo duqeyntaas ay warar kala duwan ka soo baxayaan. Duqeyntan ayaa lala...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo hakiyay Guddiga xulista ergada labo kursi oo horey loo shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku hakiyeen guddiga xulista Ergooyinka dooranaya labada kursi ee tirsigoodu yahay...

Abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Magaalada Beled-weyne (Daawo Sawirro)

Saraakiil uu horkacayay abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay qeyb ka ahaayeen xubno ka socday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs