Dowlada Soomaaliya oo la sheegay in ay xayirtay 35-Milyan Dollar oo loogu deeqay Maamulka...

Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay xayirtay lacag malaayiin dollar ah oo loogu deeqay maamulka Hirshabelle looguna tala galay wax looga qabto...

Ciidamada dowlada oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Istaraatiiji ah

Ciidamada dowlada Somalia ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Buur-weyn oo dhaca xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo muddo dheer ay...

Dayuurad ku burburtay duleedka degmada Buulo Burde & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Degaanka Biyo-neef oo hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiran, waxaa halkaasi galabta ku dhacday dayuurad nooca Drones-ka. Dayuurada ayaa...

Siyaasi Caan ah oo bogaadiyay Ciidankii Badbaado ee qabsaday Baladweyne

Ciidamo hubeesan oo la baxay Badbaado Hiiraan ayaa xalay la wareegay qeybo kamid ah magaalada Baladweyne, ciidamadan ayaana kasoo horjeeda in magaalada uu yimaado...

Madaxweyne Waare ma gobolka Hiiraan kaliya ayuu maamulaa Mise ?!!

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa tan iyo markii la doortay ku mashquulsanaa xil ka qaadista iyo magacaabista  Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha degmooyinka gobolkaasi. Maxamed...

Garoon Diyaaradeed oo laga dhisayo degmo ay Go’doomiyeen Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay garoon diyaaradeed...

Shir looga hadlayay isku dhaca Qabiilooyinka oo lagu qabtay Jowhar (Sawirro)

Shirkan oo wax ka badalid lagu sameynayay warbixin mar hore la sameyay oo ku saabsan isku dhacyada qabiilooyinka kunool deegaanada Hirshabelle, waxaana shirkan soo...

Janaraal Odawaa oo shaaciyay tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ay dileen

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Ciidamada milatariga ayaana...

Guddi Qiimeyn ku sameeya Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Baladweyne oo la magacaabay (Magacyada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs