Monday, May 20, 2024

Fashil heesta Maamulka Hirshabelle iyo cida Sababta u ah (Akhriso)

Inta badan waxaa joogto ah isku Shaandheenta Golaha Wasiirada, Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, inkastoo aan weli la maqlin Mooshin laga...

Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Waare

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Khilaafka u dhaxeeya...

Qorshe Ciidamo laga qaado Baladweyne lagu geyn lahaa Dhuusomareeb oo laga hor yimid

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Odayaasha dhaqanka magaaladaasi ay ka hor yimaadeen qorshe ciidamo magaaladaasi ku sugan...

Maamulka Hirshabelle Sidee u arkaa in muddo kordhin loo sameeyo Madaxda DF (Akhriso)

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa lagu faahfaahiyay mowqfika ku aadan doorashooyinka 2020. War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay inaan la aqbali karin muddo kororsi...

Cabsi xooggan oo ka taagan Magaalada Beladweyne & digniino la soo saaray

Iyadoo la guda galay xili roobaadkii Gu'ga ee sanadkan oo meelo badan ka socda ayaa waxaa shacabka magaalada Belad-weyne la soo deristay cabsi iyo...

Faahfaahin: Dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidnimadii ka dhacay deegaan hoos taga degmada...

Janaraal Odawaa iyo Qaar kamid ah Saraakiishii Bad baado Qaran oo is arkay

Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa hogaaminaya howlgal ciidanka xooga Soomaaliya ka wadaan deegaano hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha...

Goodax Barre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle

Siyaasiga Cabdullaahi Goodax Barre oo katirsan Xildhibaanada waqtigooda dhamaaday ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabelle Yuusuf Dabageed. Xildhibaan...

Qaraxyo lagu bur buriyay dhismayaal kuyaala garoonka Diyaaradaha Buulo Burte (Sawirro)

Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qaraxyo miino lagu bur buriyay qeybo kamid ah dhismayaal cusub oo dhawaan...

Kursigii Sheekh Shariif la siiyay iyo kursi kale oo la isku heesto oo doorashadiisa...

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa xalay shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka oo la filayo in dhawaan doorashadooda ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs