Saturday, May 4, 2024

Daawo Sawirada: Sida magaalada Baladweyne u saameesay Fatahaada Wabiga

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka jira xaalad adag oo dhinaca bini'aadanimada ah, waxaana qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi saameyn...

Toogasho ka dhacday saldhig ay degan yihiin Ciidamada AMISOM

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta lagu dhaawacay toogasho ka...

Al-Shabaab oo labo nin ku toogatay fagaare ku yaalla gobolka Hiiraan

Maxkamad ay leedahay Al-shabaab ayaa xukuno dil ah ku fulisay labo qof nin lagu eedeeyay dembiyo kala duwan. Fagaare ku yaalla degmada Buq Aqable ee...

James Swan iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kawada hadlay arimo muhiim ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta Hoyga uu degan yahay ku Qaabilay Wakiilka...

Janaraal Odawaa oo kormeeray fariisimo ciidan oo kuyaala Buulo-burde (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka xoogga Soomaaliyeed sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo booqasho ku jooga degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa  ayaa kormeeray fariisimaha hore ee...

Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka sare ee Hirshabelle oo Jowhar ka socota (Sawirro)

Diiwaangelinta musharixiinta xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulka Hirshabelle ayaa ka bilaabatay maanta magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle. Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle...

Al Shabaab oo Dagaal la’aan kula wareegtay Degmada Matabaan

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa goordhaw la wareegay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ,kadib markii halkaasi isaga baxeen ciidamo katirsan booliiska iyo maleeshgiyaad hubeesan...

Madaxweynaha Hirshabelle oo saakay kusii jeeda Baladweyne iyo Xiisad halkaasi ka jirta

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirsahabelle iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowlada federaalka saakay oo axad ah kusoo jeedaan magaalada...

Guddoomiyihii guddiga Doorashada Hirshabelle oo Eedeyn culus u jeediyay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saakay shaqada ka eryay guddoomiyihii guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle, kaddib markii uu ku eedeeyay...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray lana kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socda ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs