Sunday, May 19, 2024

Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Doorashooyinkii layaabka lahaa ee ka dhacay Jowhar

Waxaa shalay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ka dhacday doorashada lix kursi oo kamid noqonaya Xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka...

Khilaaf xooggan oo mar kale soo kala dhax galay Madaxweynaha Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in mar kale khilaaf salka ku haya doorashada qaar kamid ah kuraasta taalla...

Qarax Goordhaw lala eegtay xubno katirsan guddiga Doorashada Heer federaal

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay xubno katirsan guddiga doorashada heer federaal, qaraxan ayaana ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada...

Tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo u gudbay dhinaca Itoobiya oo la shaaciyay

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka...

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxyadii Baledweyne iyo Khasaaraha oo sii kordhay

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xerada Lamagalaay oo hadda xarun madaxtooyo u ah maamul...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo si casri ah loo dhisayo...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee...

Madaxweynaha Hirshabelle oo sameeyay Magacaabis hadal heyn badan dhalisay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu xalay soo saaray ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Dhaxe iyo Duqa magaalada. .Wareegtadan...

Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo ku dhegan Madaxweyne Waare

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku...

Gudoomiye Barnaamij : “Waxan bogaadin booqashada iyo howsha Ra’iisul Wasaaraha ka soo qabtay ...

Guudoomiyaha Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH) Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan(Barnaamij) ayaa  bogaadiyay booqashada taariikhiga ah ee  Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdiga uu horkacayay...

Xasan Shiikh & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Belad-Weyne (Daawo Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Madaxweynihii hore ee Somalia Hassan Sheikh Mohamud ahna guddoomiyaha  Midowga Nabadda & Horumarka ayaa gaaray magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan Wafdigan ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs