Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogatay Shan nin (Akhriso Magacyada)
Al-Shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay rag ay ku eedeysay iney u basaasayeen dowlado ay ka mid yihiin Kenya iyo Itoobiya.
Fagaare ku yaalla...
Ciidamo Kenyan ah oo dhimasho iyo dhaawac loo geystay, gaadiidna laga gubay
Dagaalyaahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa markale weerar ka gaystay gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan Shan ka mid ah...
Maxkamad nin dhaqtar ah ku xukuntay inuu hooyadii siiyo hal Milyan oo dollar
Maxkamadda sare ee Taiwan ayaa dhakhtar ku xukuntay inuu hooyadii siiyo ku dhawaad hal milyan oo dollar, maadaama oo ay soo korisay ayna ka...
C/raxmaan C/shakuur ma iska xaadirin doonaa maanta Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir?
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir waxaa laga sugayaa maanta siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamaddu qoraal ay horey u soo saartay ku sheegtay in...
Al-Shabaab oo sheegatay dilkii loo geystay aabe Cali Nuur Shuute, kana hadashay sababta loo...
Al-Shabaab ayaa sheegatay dil xalay agagaarka hoygiisa oo ku yaalla Xaafada Suuq Boocle ee Degmada Dharkenley loogu geystay Cali Nuur Shuute oo ahaa Aabaha...
Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo wada qorshe ay da’dooda ku ogaaneyso dadka Muhaajiriinta...
Dowlada Jarmalka ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku ogaato da'da saxda ah ee dadka Muhaajiriinta ah ee dalkaasi soo gala, si...
Muwaadinkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo Sanadkan cusub lagu dilay Koonfur Afrika
Wararka ka imaanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed halka mid kalana lagu dhaawacay.
Kooxo...
Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada oo caawa Muqdisho lagu dilay
Kooxo hubeesan ayaa caawa Xaafada Suuq Buucle ee degmada Dharkeenley waxa ay ku dileen Aabaha dhalay guddoomiyaha Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida Col....
Israa’iil oo soo saartay Amar Murugo badan galiyay Muhaajiriin Afrikaan ah
Maamulka Israa'il ayaa soo saartay amar ku socda kumanaan muhaajiriin Afrikaan ah oo dhulkooda ku nool, kuwaa oo lagu amray in Israa'iil uga baxaan...
Aqalka Sare oo Qaraar kasoo saaray Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qeybdiid (Akhriso)
Gudoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hogaaminayay Sen, Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka sare ee Dalka Soomaaliya ayaa qaraar kasoo saaray...