Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga dowladda Somalia oo caawa la weeraray

Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa caawa fiidnimadii laga maqlay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia oo ku taalla wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan rag...

C/raxmaan C/shakuur: “Culimada dowlada Taageersan Waxba kama duwana Al-Shabaab”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ahna guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay shir jaraaid ku faahfaahiyay weerarkii xiidamo ka tirsan Nabad sugida Soomaaliya ku...

Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta 27aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed (Akhriso)

Taliyaha ciidanka XDS Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa magacaabay Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidankaas. Wareegto ka soo baxday xafiiska Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod)...

Mid ka mid ah dhalinyaradii uu shaqo abuurka u sameeyey G/Banaadir oo caawa dilay+Sawir

Mid ka mid ah kunkii dhalinyaradii ahaa dhowaan Maamulka gobolka Banaadir uu shaqo abuurka u sameeyey ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah lagu...

Dacwado ka dhan ah Shirkadda Apple oo loo gudbiyey Maxkamadaha Maraykanka

Dacwado ka dhan ah shirkadda taleefoonada ee Apple ayaa loo gudbiyay maxkamado ku yaala Mareykanka, ka dib markii shirakddu ay qiratay inay dhinto tayada...

Dagaalo lagu hoobtay oo ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sool & Wararkii damnbeeyey

Ugu yaraan toban qof oo dhinacyadii dagaallamayey ka tirsan ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal maanta...

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Faahfaahino ka soo baxaya

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan  qarax xoogan oo galabta ka dhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa ka dhacay wadada warshadaha gaar ahaan...

Ciidamadii ugu horeeyay ee lagu tababaray xerada Turkiga oo Tababar loo soo xiray Dhoolo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta tababar usoo xiray Dufcadii ugu horeesay Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo lagu tababaray Xerada Milatari ee Turkiga...

Maxaa ku qarsan ciida Chrismas Day ama ciida miilaadiga!! (Daawo Muuqaal)

Sidaan la socono maal mahaan oo kale waddamadda reer galbeedka waxaa ka socda ciid ay ugu mgac dareyn ciida Chrismas Day Cama ciida miilaadiga,...

Banaan bax rabshado watay oo maanta ka dhacay Degmada Balad Xaawo

Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs