Saturday, April 27, 2024

Faah Faahino kasoo baxaya dil maanta ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta Xaafada Kaawo Godey ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen nin la sheegay in halkaasi...

Ciidamada AMISOM oo dhawaan ka baxaya Degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Walaac…

Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Brundi ayaa la filayaa in ay isaga baxaan deegaano iyo...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Weerar ay xalay kusoo qaadeen Ciidamo Mareykan ah

Al Shabaab ayaa ka hadashay weerar culus oo xalay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah oo garab siinayay kusoo qaadeen deegaanka Janaale ee...

Fashil heesta Maamulka Hirshabelle iyo cida Sababta u ah (Akhriso)

Inta badan waxaa joogto ah isku Shaandheenta Golaha Wasiirada, Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, inkastoo aan weli la maqlin Mooshin laga...

Khamri laga keenay Itoobiya oo lagu bur buriyay magaalo kutaala Soomaaliya (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen waxyaabaha maanka dooriya oo...

Kheyre oo Gudoomiyay Shir ka dhacay meel ka baxsan Xafiiskiisa (Daawo Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo lagu qabtay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha. Ra’iisul wasaare...

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee Wasiirada (Magacyada)

Golaha xukuumadda cusub ee Puntland oo ka kooban 45 xubnood  ayaa caawa  looga dhawaaqay magaalada Garoowe. Magacyadda golaha xukuumadda Dowladda Puntland. 1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil...

RW ku-xigeenka Somalia oo la hadlay Ardayda Soomaalida ee wax ka barata UK (Sawirro)

Raisul Wasaare ku-xigeenka Somalia Mahdi Maxamed Guuleed oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay dalka Ingiriiska ayaa kulan kula qaatay magaalada London...

Nabad Sugida Jubbaland oo miinooyin ka soo saartay duleedka Kismaayo (Sawirro)

Taliska nabad sugida Maamulka Jubbaland ayaa ka soo saaray degaano ku yaalla hareeraha magaalada Kismaayo miinooyin lagu aasay wadooyinka. Qoraal ay soo saareen ayey ku...

RW Khayre oo ka qeyb galay shir ka dhacay Wasaarada Amniga Gudaha (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta amniga iyo cadaaladda oo lagu qabtay xarunta wasaaradda amniga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs