Thursday, May 9, 2024

Qodobo Muhiim ah oo looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Somalia (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirarka tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo amniga iyo caddaaladda ee golaha wasiirada oo looga...

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Sudan oo booqday Xarunta Commando Poluzio (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Sudaan S/Guud Haatim Al-Nuur  C/qaadir oo martiqaad ka helay dhigiisa dalka Soomaaliya S/guud Bashiir Maxamed Jaamac  ayaa booqday Xarunta Taliska...

Dhaqtar ka howlgala Isbitaalka Erdogan oo Muqdisho lagu dhaawacay

Dhaqtar ka mid ah kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa dhaawacmay, ka dib markii ay rasaas fureen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dr. Cabdixaliim oo...

(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymihii xalay ka dhacay Sh/hoose

Ciidamada Maraykanka ayaa war ka soo saaray duqeymo xalay dayuuradahoodu ka geysteen degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose War-saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee...

Dibed-bax ka dhan ah Maamulka gobolka Hiiraan oo ka dhacay Beladweyne (Sawirro)

Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax cabasho ah oo looga soo horjeedo maamulka gobolka. Dadka dibed-baxa dhigayey oo u...

Shacab Khasaare ka soo gaaray duqeymihii ka dhacay Sh/hoose (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay dayuurado dagaal oo xalay saqdhii dhexe duqeymo ka geystay degaano ka tirsan gobolka...

Somalia oo la wareegeysa guddoonka golaha Wasiirada Jaamacada Carabta

Wasiirka arrimaha dibeda ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya ay la wareegeyso hogaanka wasiiradad arrimaha dibeda Jaamacadda Carabta. Wasiir Cawad ayaa...

Duqeymo dhinaca cirka ah oo ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose

Dayuurado dagaal ayaa xalay Saqdhii dhexe duqeymo ka geystay saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose. Saldhigyo la duqeeyey ayaa waxay...

Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa saaka iyo xalay dilal kala duwan ka geystay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada ayaa saaka lagu...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs