Monday, May 20, 2024

Soomaali kale oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay shilkii Ethiopan Airlines (Magacyada)

Shirkadda Dayuuradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta daabacday liis ay ku qoran yihiin dadkii shilka dayuuradeed ku dhintay iyo dalalkii ay kasoo jeedeen, waxaana liiska...

Madaxweyne Deni oo Magacii ka bedelay Mid ka mid ah Wasaaradaha Maamulkiisa

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wax ka bedelay magacii Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Puntland. Wareegto ka soo baxday...

(Akhriso) Dowlada Soomaaliya oo tacsi u dirtay shacabka & dowlada Itoobiya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiya,kaasi oo saameyn ku yeeshay dad rakaab...

Agaasime Koofi oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Sawirro)

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Kofi) oo uu wehliyo Ku xigeenkiisa Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa Safar...

Aabe Gabadhiisa ku biirtay Daacish oo Codsi Qiiro leh u diray Dowlada Britain (Sawirro)

Aabaha dhalay Shamima Begum oo ku biirtay Kooxda Daacish iyada oo 15-sano jir ah sanadkii 2015-kii, ayaa ka codsaday dowlada Britain in gabadhiisa loo ogolaado...

Dalalka ay u dhasheen Dadkii ku dhintay Diyaarada Ethiopian Airlines oo la shaaciyay (Daawo...

Waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen dhamaan rakaabkii saarnaa Diyaarada Ethiopian Airlines oo maanta ku dhacday Duleedka magaalada Adis Ababa daqiiqado kadib markii ay ka...

Madaxweynaha Uganda oo ku hanjabay in Ciidankiisa kala baxayo Soomaaliya hadii…

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay in ciidankiisa qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya uu guud ahaan la baxayo...

Mid kamid ah Shaqaalaha Xafiiska R/W Kheyre oo kamid noqday dadkii saarnaa Diyaarada Bur...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in diyaaradii  Ethiopian Airlines ee maanta ku bur burtay duleedka magaalada Adis Ababa ay la socdeen muwaadiniin...

Khayre Oo Ka Qayb Galay Janaasada Iyo Aaska Qaran Ee Wasiirkii Dastuurka (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qayb galay janaasada iyo aaska Qaran ee Muqdisho loogu sameeyay Allaha...

Wararkii Ugu Dambeeyay Diyaaradii ku bur burtay Duleedka Adis Ababa

Diyaarad nuuca rakaabka qaada oo ay laheyd shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta ku bur burtay duleedka magaalada Adis Ababa daqiiqado yar un kadib markii...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs