Shirkada Facebook oo sameesaneysa lacag u gaar ah iyo Walaac xoogan oo laga muujiyay

Shirkada xiriirka bulshada ee Facebook ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku sameesato lacag gaar ah, waxaana qorshahan durba walaac xoogan ka...

Shaneemo Casri ah uu maal galiyay Nin Carab ah oo laga furay Jabuuti (Daawo...

Dalka Jabuuti ayaa laga furay shaneemo aad u weyn sidoo kale casri ah, waxaana munaasabada furitaanka Shaneemadan kasoo qeyb galay madax katirsan dowlada Jabuuti...

Maleeshiyaad dhibaato ku haya Shacabka Muqdisho iyo Yariisow oo ka hadlay

Maamulka gobolka Banaadir ayaa digniin kasoo saaray maleeshiyaad hubeesan oo la sheegay in dhibaato ku hayaan qaar kamid ah shacabka ku dhaqan degmooyinka gobolka...

Kenya oo Cabasho ka dhan ah Soomaaliya u gudbisay Madaxweynaha Jabuuti

Dowlada Kenya ayaa wali wada cadaadis ay ku dooneyso in muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya laga soo celiyo Maxkamada caalamiga laguna xaliyo qaab...

Wasiir Warfaa oo la kulmay Masuuliyiin katirsan dowlada Jarmalka (Sawirro)

Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Sadiiq Xersi Warfaa oo ku sugan magaalada Bonn ee dalka Jarmalka ayaa la kulmay...

QM oo dilkii weriye Khashoqji ka soo saartay Warbixin ka nixisay Max’ed Bin Salman

Sida ay sheegeen khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay waxaa jira caddaymo muujinaya in Amiirka leh dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Max'ed Bin Salmaan iyo masuuliyiin kale...

Senatarada aqalka sare ee Baarlamanka Somalia oo digniin adag loo diray

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa digniin culus u diray Senataro ka tirsan Aqalka Sare oo caadeystay iney ka maqnaadaan...

Masar oo jawaab caro leh ka bixisay baaqa la xiriira in la baaro geeridii...

Dowlada Masar ayaa ayaa ka hor timid baaqii Qaramada Midoobay ee ku aadanaa in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo dhimashadii madaxweynihii hore ee Masar...

Mahad Salaad oo sharci daro ku sifeeyey qoraalkii DF ka soo saartay doorashada Galmudug

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay qoraal ay xalay soo saartay wasaaradda...

Wasiir Yuusuf: “Cid kasta oo Fiiso la’aan soo gasha Puntland sharciga ayaa lala tiigsanayaa”

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in fiiso la’aan aan la soo gelin gudaha degaanada Puntland wixii hadda ka dambeeya. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Puntland...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs