Tuesday, August 9, 2022

Dugsi casri ah Oo Bishaaro Qiimo Badan U Sida Qurbajoogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...

Mareykanka oo qaatay Go’aan niyad jab ku abuuray Falastiiniyiin badan

Dowlada Mareykanka ayaa go'aansatay in ay hakiso lacag badan oo kaalmo ahaan loo siin jiray dadka reer Falastiin gaar ahaan dadka qaxootiga ah ee...

Shirkii Dhameystirka Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta baaqday

Waxaa dib u dhac ku yimid furitaanka Shirkii lagu dhameystiri lahaa Wadahadaladii u dhaxeeyay Maamulada Galmudug iyo Gobolada Dhaxe Ahlu Sunna oo maanta lagu...

Wasaarada Amniga Soomaaliya oo baaq u dirtay Shacabka Muqdisho

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay la shaqeeyaan Wasaarada soona gaarsiiyaan...

Madaxweyne Afrikaan ah oo lacag ku soo rogay qofkii doonaya inuu la kulmo (LA...

Ma doonaysaa in aad la kullantid madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa?, haddii ay jawaabtaadu (Haa) tahay, waa in aad iska diyaarsataa qarash dhan...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Muuse Biixi oo Addis ababa kula kulmay Raisul Wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Socdaalkiisa ayaa la sheegay inuu ka dambeeyey martiqaad uu ka helay...

Axmed Madoobe oo joojiyey safar uu ku tegi lahaa Dhuusamareeb, Sababtana ka hadlay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyay safar uu ku tagi lahaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Axmed Madoobe ayaa...

Kalluun aad loo jecel yahay oo digniin culus laga soo saaray isticmaalkiisa (Daawo Sawirro)

Maamulka magaalada Gamagori ee bartamaha Japan ayaa dadka uga digayn inay ka fogaadaan kalluunkan sumeysan iyo waxyaabaha astaamihiisa leh. Fariinta dowladda hoose ayaa lagu...

Madaxweynaha Somalia & wafdigii uu horkacayey oo si diiran loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Wafdigii uu horkacayey Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka soo ambabaxay Magaalada Cadaado ayaa safar dhulka ah ku gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Buug loo bixiyey ILA OOY oo lagu soo bandhigayo Oslo & Wargelin arintaas ku...

Maalinta jimcaha ah ee bisha February ay tahay 2 waxaa magaalada Oslo lagu soo bandhigi doonaa buuga ILA OOY oo ay qortahay Ifrah Yuusuf...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir