Villa Somalia iyo Madasha Xisbiyada Qaran oo shaaciyay Ajandaha Kulanka goordhaw dhacaya

Waxaa goordhaw la filayaa in xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uu ka furmo kulan muhiim ah ay yeelanayaan Madaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Hogaanka Madasha...

Xog ku aadan halka uu ka dhacayo iyo Waxa looga hadlayo kulanka Dhax maraya Farmaajo...

Waxaa maanta la filayaa in kulan lawada sugayo ay yeeshaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo labo kamid ah Madaxweynayaashii dalka soo maray ee...

Duqa Muqdisho oo amray in maalmo gudahooda laga baxo dhul kuyaala Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa amar ku bixiyay in dadka degan ka baxaan dhul ay laheyd kooxda Minishiibiyada...

Walaac laga muujiyay Heshiiskii ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru

Waxaa dhawaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya heshiis ku gaareen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, waxa ayna labada dhinac ku heshiiyeen arimo ay kamid...

Al Shabaab oo sheegtay in Ganacsade caan ah lagu dilay Duqeyntii Kuunya Barow

Diyaarad dagaal nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa shalay duqeyn ka fulisay Deegaanka Koonyo Barow ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana duqeyntan kasoo baxaya warar kala...

Ciidamada DF & kuwa Maraykanka oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsana Al-Shabaab

Howlgal ballaran oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaanka Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay sarkaal sare oo...

(Akhriso) Dowlada Somalia oo ka jawaabtay Warbixintii guddiga QM ee xayiraada hubka

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdisiciid Muuse Cali ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in ciidanka Soomaalidu ku dhintaan qaraxyo gacan ku samays...

RW Khayre oo caawa ku soo laabtay dalka ka dib safaro uu ku tagay...

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo...

Hay’adda Gift of the Givers oo 500 oo qoys kaalmo ugu qeybisay Belad-weyne (Sawirro)

Hay’adda Gift of the Givers oo ka mid ah heyadaha samafalka ee dalka ka howlgala ayaa kaalmo ballaaran gaarsiisay boqolaal qoys oo ka mid...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs