Friday, April 26, 2024

Axmed Madoobe oo safarkii ugu horeeyey dibeda ku aaday tan & dib u...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda Magaaladda Nairobi. Axmed Madoobe ayaa dayuurad gaar ah ka...

Qarax ka dhacay degmada Aw-dheegle iyo Ciidamada dowlada oo howlgalo wada

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa howlgalo baaritaano ah ka wada qeybo ka mid ah degmada...

Dad Soddon ka badan oo ku dhintay musiibo ka dhacday dalka Kenya (Sawirro)

Dad ka badan soddon qof ayaa ku dhintay dhul go' ka dhashay cimilo aad u xun oo saameysay degaanka West Pokot ee galbeedka Kenya. Todoba...

Qoyska Marxuumad Almaas Elman oo War ka soo saaray geerideeda (Akhriso)

Ilwaad Elman oo ku hadlaysay afka qoyska reer Elman iyo kan Sayga Almas ayaa soo saaray War qoraal ah oo ay dadka uga dalbadanayaan...

Muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarax maanta ka dhacay Muqdisho oo lasoo bandhigay

Hay'adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ninkii ka dambeeyay qarax gaari hoosta looga xiray oo maanta duhurkii ka dhacay Isgooska...

Madaxweyne Caan ah oo ka hadlay Dilkii Almas Elman loogu geestay Muqdisho

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay dilkii dhawaan gudaha xarunta Xalane ee Muqdisho loogu geestay Almaas Elman Cali oo u shaqeeneysay...

Ninkii ka dambeeyay qarax maanta ka dhacay Muqdisho oo si layaab leh loo qabtay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro ah oo la sheegay in maanta duhurkii gaari yaalay agagaarka Isgooska Soobe ee magaalada...

War Murtiyeed laga soo saaray Shir Maamul goboleedyada iyo DFS ku yeesheen dalka Dibadiisa

Waxaa magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda lagu soo gabo gabeeyay shirkii horumarinta Maaliyadda Dalka ee lahaayeen Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, Maamulka Gobolka Banaadir iyo...

Dowlada oo War kasoo saartay Sababta gabi ahaanba loo joojiyay Muxaadaradii Sheekh Umal

Waxaa gabi ahaanba la joojiyay muxaadaro la filayay in Sheekh Maxamed Cabdu Umal oo kamid ah culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan uu ku qaban...

War Cusub oo kasoo kordhay Muxaadaradii Sheekh Umal ku qaban lahaa Muqdisho

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in mar kale la baajiyay muxaadaradii muranka badan dhalisay ee la filayay in Sheekh Maxamed...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs