War Murtiyeed laga soo saaray Shir Maamul goboleedyada iyo DFS ku yeesheen dalka Dibadiisa

Waxaa magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda lagu soo gabo gabeeyay shirkii horumarinta Maaliyadda Dalka ee lahaayeen Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada Maaliyadda Dowlada Federaalka.

War Murtiyeed laga soo saaray gabo gabada shirkan ayaa la sheegay in la isku raacay in aan la siyaasadeyn arimaha maaliyada dalka iyo in sidoo kale la wadaago xogaha maaliyada ee dalka.

Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka Shirkan laga soo saaray

- Advertisement -