Thursday, May 2, 2024

Maraykanka oo War ka soo saaray duqeyn ka dhacday Jubada dhexe

Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Jilib  ee  gobolka Jubbada Dhexe. War-saxaafadeed...

Abiy Ahmed oo lagu eedeeyey inuu DF gacan ku siiyo caburinta Maamul goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo dhowaan ku guuleystay Abaal marinta Nabadda ayaa lagu eedeynayaa inuu faragelin ku haayo arrimaha gudaha Somalia. Warbixino Qaramada Midoobey...

Daawo Sawirada: Isbitaalka Xaawo Cabdi oo xusey Sannad Guuradii 47-aad  ee Aas-Aaaskii Isbitaalka

Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii 47 –aad ee ka soo wareegtey markii laaas aasay Isbitaalka Drs Xaawa Cabdi ayaa  lagu qabtey Magaalada Muqdisho ,...

Muxuu salka ku hayaa heshiiska Puntland la saxiixatay Shirkadda Frontier Service Group?

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo...

Xildhibaan Fiqi: “Shaqadii Gabre, iyadoo bilaa Gabre ah ayey dalka ka socotaa”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ee ku kacsan dowlada Farmaajo ayaa sheegay in shaqadii Gabre ay dalka ka socoto iyadoo...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Baardheere

Dagaalo culus ayaa ka dhacay degaano hoos taga degmada Baardheere ee gobolka Gedo kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogag taabacsan Al-shabaab. Sida wararku sheegayaan dagaalka...

Wadahadal u bilowday DF & Ahlu sunna iyo howlihii dhismaha Galmudug oo..

Dowlada Somalia ayaa bilowday dedaalkii ugu dambeeyey ee lagu qancinayo hogaanka Ahlu sunna, iyadoo wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ay sheegayaan in muddo...

Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb

Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaki ka muujiyey ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Dhuusamareeb...

Kim John Un oo Raisul Wasaaraha dowlada Japan ku tilmaamay qof doqon ah

Kuuriyada Waqooyi ayaa raisal-wasaaraha Japan ee Shinzo Abe ku tilmaantay inuu yahay qof doqon ah oo aan siyaasadda waxba ka ogeyn ka dib markii...

Nabadoono dhaliilay dowlada Imaaraadka Carabta oo la dhigay xabsiga Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa xabsiga Magaalada Boosaaso ku xiray nabadoono ka tirsan waxgaradka beelaha oo dhaliilay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo dowlada Imaaraadka. Nabadoonada la xiray...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs