Wednesday, May 22, 2024

Guddoomiye Gacal oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM (Sawirro)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulmay Sarakiil ka tirsan Ciidamada AMSIOM oo halkaas gaaray maanta. Guddoomiye Gacal ayaa Saraakiisha...

Dad u badan Macalimiin iyo arday Soomaali ah oo lagu xixiray Nairobi

Ciidamada ammaanka Dowladda Kenya ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Islii ee magaalada Nairobi waxay ku xirxireen ilaa 43 qof oo Soomaali ah kuwaasoo...

Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ansixiyey Xeer cusub oo Muhiim ah

Golaha wasiirrada Somaliland ayaa iskugu yimid kulan uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Golaha...

Baarlamanka Galmudug oo kulan deg deg ah la iskugu yeeray & Xildhibaanadii Ahlu sunna...

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaa la filayaa inuu halkaas ka furmo kulan deg deg ah oo ay...

Warbixin ceebeysay Ciidanka Kenya: Intii uu socday weerarkii Manda bay waxay ku dhuunteen Cowska

Wargeyska the New York Times ee kasoo dalka Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil milateri oo Mareykan ah ayaa wax ka qoray weerarkii toddobaadyo kahor...

Ciidamada uu hogaamiyo Jen. Khaliifa Haftar oo hanjabaad yaab leh soo saaray

Ciidamada daacadda u ah Jenaraalka awoodda leh ee ka dagaalamaya dalka Liibiya Khaliifa Xaftar waxay sheegeen inay bartilmaameedsan doonaan diyaaradaha rakaabka iyo kuwo dagaalka...

Madaxda 3 Maamul goboleed oo ku wada sugan Nairobi & kulamo Siyaasadeed oo..

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa shalay wada gaaray Madaxda saddex ka mid ah dowlad goboleedyada ka jira dalka, kuwaasoo iskugu jira kuwo...

Dacwada xil ka qaadista Madaxweyne Trump oo ka bilaabatay senate-ka Maraykanka

Maxkamadda la soo taagayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si buuxda uga dhex billaabatay Aqalka Senate-ka ee Mareyknaka maalintii Talaadada ee shalay iyadoo uu...

(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda, kuna baaqay..

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs