Sunday, May 19, 2024

AMISOM oo Madaafiic ku garaacday degaan ay gacanta ku hayaan ciidamada DF

Ciidamada AMISOM ayaa lagu eedeeyey iney duqeyn ka geysteen xaafado ay ku nool yihiin oo ku yaalla degaanka Shalanbood ee gobolka Sh/hoose, halkaasoo ay...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & Sarkaal..

Qarax daryankiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa goor dhow ka dhacay Isgoyska Banaadir ee kala qeybiya degmooyinka Hodan iyo...

Miino la sheegay in lagu aasi rabay Magaalada Boosaaso oo la fashiliyey (Sawirro)

Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ayaa fashiliyey xalay miino la doonayey in lagu aaso qeybo ka mid ah magaaladaas. Raggii qaraxa watay ayaa baxsaday ka dib...

Madaxweyne xigeen caan ah & xaaskiisa oo laga helay cudurka Coronavirus

Madaxweyne ku-xigeenka Koonfurta Sudan, Riek Machar oo qayb ka ahaa guddiga la dagaalanka cudurka Coronaviris ayaa laga helay isla cudurkaas Machar ayaa sheegay in xubna...

Bog uu sameystay Axmed Karaash oo wacdaro ka dhigaya Baraha Bulshada

Bog uu barta facebook ka samaystay Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa baraha bulshada wacdaro ka dhigaya. Boggan oo xalay la sameeyey...

FARXAD MISE KHATAR AAMUSAN..?! (Soomaaliya iyo Maalmaha Ciida)

Dalkan inuu yahay Dal dadkiisa Rabshad (Violent) lagu barbaariyo waxaad ku fahmi kartaa sawirka hoos idinkaga muuqda. Caruurteena Soomaaliyeed maalinta Ciidda waxa ugu badan ay...

(Akhriso) Jadwalka cusub ee Maxkamada ICJ u dejisay dacwada Badda 2021-ka

Maxkamada ICJ ayaa dib u dhigtay mar kale dhegeysiga dacwada badda ee Somalia iyo Kenya sababo la xiriira cudurka Coronavirus. Dib u dhacan ayaa waxaa...

Dowladda Somalia oo War ka soo saartay go’aanka dib loogu dhigay dacwadii Badda

Dowlada federaalka Somalia ayaa ka hadashay go'aanka ka soo baxay Maxkamada ICJ ee mar kale dib loogu dhigay dacwadii badda ee Somalia iyo Kenya...

Dacwaddii Badda ee u dhexeysay Soomaaliya & Kenya oo mar kale dib loo dhigay

Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo...

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo afur u sameeyey Xildhibaanada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed Ugu sameeyay Xildhibaanada Galmudug. Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Cali Daahir...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs