Wednesday, May 8, 2024

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacada Carabta oo geeriyooday

Dalka Kuwait waxaa ku geeriyooday Safiirkii dowladda federaalka Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta C/qani Maxamed Waceys, waxaana safiirka u geeriyooday xanuun...

Gudoomiye Cali Jeyte oo wax uu layaabay ku arkay magaalada Baladweyne

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dadka kunool magaalada Baladweyne ay wadaan barakac xili uusan jirin...

Brakac Obama oo dhaliil adag usoo jeediyay Madaxweyne Donald Trump

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Obama oo la hadlay qaar kamid ah taageerayaashiisa ayaa ku dhaliilay Madaxweyne Donald Trump sida uu u maareeyay...

Masuuliyiinta maamulka Puntland uu ku dhacayo cudurka Caronavirus oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya masuuliyiinta katirsan maamulka Puntland uu ku dhacayo cudurka safmarka ah ee Caronavirus, waxaana laga cabsi qabaa inta hada la ogyahay kasii...

Kheyre oo faray Wasaarada Maaliyadda bixinta lacagta ku baxeysa ka hortaga Fatahaada Baladweyne

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne ee wadajirka ay u wadaan shacabka...

Dagaal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal hub kala duwan la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush oo ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya inuu...

Isbitaalka Indhaha Al-Nuur (Al-Nur eye Hospital) oo kuu haya Wargelin Muhiim ah

Maamulka Isbitaalka Indhaha Al-Nuur (Al-Nur Eye Hospital) waxaa uu bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka ogeysiinayaa in si...

Taliyihii xalay is-casilay ee Booliska Dhuusamareeb oo laga soo dejiyey Muqdisho

Taliyihii xalay is-casilay ee ciidanka booliska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble ayaa Taliska Booliiska Soomaaliyeed waxa uu uga yeeray magaalada Muqdisho oo uu...

Shiikh Shariif: “Waxaan tuhmeynaa inuu heshiis qarsoodi ah u dhexeeyo Madaxda DF iyo..

Madaxweynihii hore ee Somalia ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsan AMISOM ay joogaan qeybo ka mid...

Al-Shabaab oo laga soo furtay haweeney reer Galbeed ah oo in muddo ah u...

Howlgal ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ayaa lagu soo furtay Silvia Constanca Romano, oo ah haweeney samafalka ka shaqeysa, oo u dhalatay dalka Talyaaniga...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs